HomeWararMaxaa ka jira in Taliyaha Ciidanka Asluubta loo diiday inuu galo Madaxtooyada?

Maxaa ka jira in Taliyaha Ciidanka Asluubta loo diiday inuu galo Madaxtooyada?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu daabacay baraha bulshada, kaasi oo ku saabsana Taliyaha Asluubta laga celiyay xarunta Madaxtooyada Qaranka. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in madaxtooyda Qaranka aan loo diidin, isla markaana aysan sax ahayn in uu xoog […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu daabacay baraha bulshada, kaasi oo ku saabsana Taliyaha Asluubta laga celiyay xarunta Madaxtooyada Qaranka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in madaxtooyda Qaranka aan loo diidin, isla markaana aysan sax ahayn in uu xoog ku galay, Madaxtooyaduna  qof iyo shan qofba aan xoog ku geli Karin.

- Advertisement -

“Waxaan daba joogaa hadal been abuur ah oo ah in taliyaha ciidanka Asluubta laga celiyay Madaxtooyada Qaranka, waa dacaayad waa dulmi, waa aflagaaddo, waa xumaan dalka ka jirin dad abuuraya waaye, waa dad xumaan abuuraya, danta ay leeyihiin iyagaa og, dadkaas waxaan u fasirayaa inay yihiin dad dowlad diid ah, aniga madaxtooyada xoog kuma gelin, cid ii diidayna ma jirin”. Ayuu yiri Taliyaha ciidanka Asluubta.

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xusay inay jiraan dad beenta ku qaraabta oo doonaya inay xumaan ka dhex sameeyaan Madaxda iyo shacabka, waxaana uu intaa ku daray inaan loo dulqaadan doonin wararka been abuurta ah ee laga faafinayo madaxda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts