HomeCaalamkaShacab Careysan iyo Ciidamo Boolis ah oo gacanta isu la tegay

Shacab Careysan iyo Ciidamo Boolis ah oo gacanta isu la tegay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Qaar kamid ah shacabka dalka Lubnaan ee maalmihii dambe ku dibadbaxayay dowladda dalkaas iyo laamaha ammaanka ee Lubnaan ayaa gacanta isu la tegay.

Dadkan ayaa dhalooyiin dab lagu shiday ku tuurayay booliska, waxaana booliska ay kaga jawaabeen suntan dadka ka ilmeysiisa iyo biyaha laga tuuro booyadaha ee dadka lagu kala eryo.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Lubnaan, Raya el-Hassan ayaa amray in la sameeyo guddi xaqiiq raadin ah oo kasoo war bixiya isku dhacii u dhaxeeyay booliska iyo shacabka ee dhacay sabtidii lasoo dhaafay, waxaana isku dhacaas ku dhaawacmay dad badan.

Dadkan ayaa ka careysan sida loo maareeyo dhaqaalaha dalka Lubnaan, waxaana xisbiga talada haya ee dalkaas ay ku eedeyeen dhaqaale xumida ka jirta Lubnaan.

Isku dhacyadan ayaa ah kuwii ugu xumaa ee dhaca tan iyo markii ay dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda ay ka bilawdeen Lubnaan sanadkan, waxaana carada dadka ay horseeday in uu iscasilo ra’iisul wasaarha dalka Lubnaan, Sacad Al Xariir, hasayeeshee wadahadalo la doonayay in lagu soo dhiso dowlad cusub ayaa guuldareystay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories