HomeWararHowlgal dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Magaalada Boosaaso

Howlgal dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgal dad lagu soo qabtay waxa ay ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii gelinkii dambe ee shalay Israsaaseyn suuq ku yaalla magaalada ay ku dhex martay koox hubaysan iyo sarkaal ka tirsan ciidamada maamulka Puntlnad oo xiligaas ku guda jiray waajibaadkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgal dad lagu soo qabtay waxa ay ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii gelinkii dambe ee shalay Israsaaseyn suuq ku yaalla magaalada ay ku dhex martay koox hubaysan iyo sarkaal ka tirsan ciidamada maamulka Puntlnad oo xiligaas ku guda jiray waajibaadkiisa shaqo.

- Advertisement -

Dhowr qof oo u badan dhalinyaro ayaa la sheegay in uu saameeyay howlgalkaan laguna qabtay iyada oo qaarkood loo gudbiyay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso si baaritaano loogu sameeyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts