HomeWararFaah faahin:-Dagaal weli ka socda Mudug iyo Khasaaro ka dhashay

Faah faahin:-Dagaal weli ka socda Mudug iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Warar dheeraad ayaa laga helayaa Dagaal xoogan oo weli ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo u dhexeeya Maleeshiyo beeleed, kaasi oo saakay mar kale ka qarxay halkaas. Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaanka Towfiiq ee hootaga Degmada Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug, waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ayaa laga helayaa Dagaal xoogan oo weli ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo u dhexeeya Maleeshiyo beeleed, kaasi oo saakay mar kale ka qarxay halkaas.

Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaanka Towfiiq ee hootaga Degmada Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug, waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalka ay ku geeriyoodeen 5 ruux, halka saddex qof kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana weli la maqlayaa rasaas Culus oo ay isdhaafsanayan labada dhinac.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo Colaadka kasoo cusboonaatay deegaanada hoostaga Af-Barwaaqo, hayeeshee ma jiro tallaabo la qaaday oo ku aadan joojinta Colaada.

Si kastaba Maleeshiyaadka hubeysan ayaa Khamiistii lasoo dhaafay iska dilay in ka badan 15- ruux, halka ay dhaawacmeen tirro intaasi ka badan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories