HomeWararDad lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobabkii ka da’ay Puntland

Dad lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobabkii ka da’ay Puntland

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Kadib markii labadii maalin ee lasoo dhaafay roobab xoogan oo dabeylo watay ay ka da’een deegaano ka tirsan Puntland ayaa waxaa roobabka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyadeed.

Deegaanada uu roobka ka da’ay ayaa waxaa kamid ah degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag, waxaana lagu soo waramayaa inay halkaas ku rogmadeen dad xoogan, kuwaasi oo ka dhashay roobabkii da’ay.

Dadka deegaanka Degmada Laasqoray oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in daadadka ku soo rogmaday degmadaas ay qaadeen laba ruux, kuwaasi oo weli la la’ay, isla markaana uu socdo baadi goob.

Sidoo kale daadadka ka dhashay roobabka ayaa gooyay waddooyinkii soo galayay iyo kuwa kabaxa Laasqoray, waxaan haatan degmadaas lagu soo waramayaa inay ku jirto xaalad Go’doon ah.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaar kamid ah dadka deegaanka ay guryihii ay deganaayeenay isaga baxeen, kadib markii ay buux dhaafiyeen biyaha Roobka.

Si kastaba maalmihii la soo dhaafay deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa waxaa ku dhuftay roobab dabeylo watay, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka halkaas ku dhaqan, waxaana roobabka ka dhashay Khasaarooyin kala duwan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories