HomeCaalamkaDad ku dhintay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taalla Burkina Faso

Dad ku dhintay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taalla Burkina Faso

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ugu yaraan 14 qof ayaa maalintii Axadda ahayd lagu dilay Burkina Faso , kaddib markii ay rag xabado ku fureen dad ku cibaadaysanayay kaniisad. Weli lama xaqiijinin sababta ay raggaasi u bartilmaamsadeen Kaniisadda. Boqolaal qof ayaa lagu dilay dalka sanadihii la soo dhaafay, kuwaas oo badanaa ku dhinto weeraro ay dad xagjir ah ay soo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 14 qof ayaa maalintii Axadda ahayd lagu dilay Burkina Faso , kaddib markii ay rag xabado ku fureen dad ku cibaadaysanayay kaniisad.

Weli lama xaqiijinin sababta ay raggaasi u bartilmaamsadeen Kaniisadda.

- Advertisement -

Boqolaal qof ayaa lagu dilay dalka sanadihii la soo dhaafay, kuwaas oo badanaa ku dhinto weeraro ay dad xagjir ah ay soo qaadeen.

Bayaan ay soo saareen maamulka ayaa lagu xusay in dad badan ay sidoo kale ku dhaawacmeen.

Bishii October, ayaa weerar masaajid lagu qaaday waxa ku dhintay dad gaaraya 15 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories