HomeCaalamkaBannaanbaxyo lagu dalbanayo in uu Is-casilo R/Wasaare Joseph Muscat oo socda

Bannaanbaxyo lagu dalbanayo in uu Is-casilo R/Wasaare Joseph Muscat oo socda

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kumanaan ruux oo ashtakoonaya ayaa isugu soo baxay ana hareeyay dhismaha Baarlamaanka dalka malta oo ku yaalla magaalada Valetta  ,kuwaas oo dalbanaya in uu iscasili W/wasaaraha dalkaasi, R/wasaare Joseph Muscat ayaa maalinimadii shalay ka dhawajiyay in uu bisha Janaayo ee soo socota uu iska casili doono xilkaasi,ka dib caro badan oo dadku ay ka muujiyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kumanaan ruux oo ashtakoonaya ayaa isugu soo baxay ana hareeyay dhismaha Baarlamaanka dalka malta oo ku yaalla magaalada Valetta  ,kuwaas oo dalbanaya in uu iscasili W/wasaaraha dalkaasi,

R/wasaare Joseph Muscat ayaa maalinimadii shalay ka dhawajiyay in uu bisha Janaayo ee soo socota uu iska casili doono xilkaasi,ka dib caro badan oo dadku ay ka muujiyeen dil sanadkii 2017-dii loo geystay gabar wariye ah oo  lagu magacaabo Daphne Caruana Galizia.

- Advertisement -

Dadka bannaanbaxaya oo tiradooda lagu sheegay illaa 4-kun oo ruux ayaa hadda doonaya in uu R/wasaaruhu iscasilo,waxayna hareeyeen ama ay soo buux dhaafiyeen dhismaha Baarlamaanka.

Boliiska Malta ayaa su’aalo la xiriira dilka gabadhaasi Wariyaha ah weydiinaya Saraakiil iyo siyaasiyiin kale,ka dib kolkii dadweynaha ay caro ka muujiyeen qaabka uu u socdo baaritaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts