HomeWararSawirro: Dhismo ku yaallay Muqdisho oo soo dumay iyo Meyd laga soo...

Sawirro: Dhismo ku yaallay Muqdisho oo soo dumay iyo Meyd laga soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta markale booqday dhismaha qadiimiga ah ah ee wasaarada arimaha gudaha ee degmada Boondheere halkaas oo laga soo saar meydka gabar 15-Jir ah oo uu kusoo dumay dhismahaasi. Waaxda gurmadka deg dega ah ee dabdamiska dowlada Hoose Xamar iyo bulshada ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta markale booqday dhismaha qadiimiga ah ah ee wasaarada arimaha gudaha ee degmada Boondheere halkaas oo laga soo saar meydka gabar 15-Jir ah oo uu kusoo dumay dhismahaasi.

Waaxda gurmadka deg dega ah ee dabdamiska dowlada Hoose Xamar iyo bulshada ku dhaqan Waaxda Yuusuf Alkowneen ee Degmada Boondhere ayaa shalay ku guuleestay bad-baadinta laba ruux oo uu kusoo dumay dhismaha guri ay ku noolaayeen.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo xalay kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Caasimadda Muqdisho.

24-kii saac ee la soo dhaafay Magaalad Muqdisho waxaa ka da’ay roobab xoogleh, kaasi oo lagu diirsaday, inkasta oo ay jiraan qoysas danyar ah oo uu saameeyay roobka iyo Waddooyinka waaweyn ee Caasimadda, waxaana uu dhigay biyo badan, isla markaana waxaa aad u adeg inay maraan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts