HomeWararXildhibaanada Jubbaland oo kulan ka yeeshay fatahaadaha Wabiyada dalka

Xildhibaanada Jubbaland oo kulan ka yeeshay fatahaadaha Wabiyada dalka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulankaan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ahaa Kalfadhigii 1-aad fadhigiisii 27-aad, waxaana goobjoog ahaa 47 xildhibaan, isla markaana waxaa Shir Guddoominayey Guddoomiye ku-xeenka Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland Aadan Khaliif Yuusuf. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Kulankaan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ahaa Kalfadhigii 1-aad fadhigiisii 27-aad, waxaana goobjoog ahaa 47 xildhibaan, isla markaana waxaa Shir Guddoominayey Guddoomiye ku-xeenka Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland Aadan Khaliif Yuusuf.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa Fatahaadaha ka dhacay qaybo ka mid ah deegaanada ay maraan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle, iyadoona saameynta ugu badan uu geystay Wadiga Shabeelle.

Sidoo kale inta uu socday kulanka Xildhibaanada ayaa looga dooday saamaynta ay yeesheen fatahaadaha ka dhacay qaar kamid ah Gobalada dalka iyo sida looga hortagi karo fataahadda mar walba soo laalaabata.

Ugu dambeyntii Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku baaqay in loo gurmado dadkii ay saameeyeen fatahaaduhu, isla markaana tacsi u diray dhammaan intii ku dhimatay musiibadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories