HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay Baraawe

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay Baraawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa xalay kulan la qaatay qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan looga hadlay arrimaha dhanka amniga Magaalada iyo sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen Odayaasha dhaqanka xoreynta deegaanada hoostaga degmadaas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa xalay kulan la qaatay qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka ayaa inta badan looga hadlay arrimaha dhanka amniga Magaalada iyo sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen Odayaasha dhaqanka xoreynta deegaanada hoostaga degmadaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne lafta-gareen ayaa Odayaasha dhaqanka faray inay la shaqeeyaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, si Al-shabaab looga saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.

Kulanka Madaxweyne Lafta-gareen iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ay la qaateen Odayaasha dhaqanka Baraawe ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo qeyb ka ahaa Wafdigii uu hogaaminayay Lafta-gareen ee shalay halkaas gaaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts