HomeMaqalDhageyso:-Muuse Suudi "Hirshabeelle ha isku tashato wax xiligaan u soo socda ma...

Dhageyso:-Muuse Suudi “Hirshabeelle ha isku tashato wax xiligaan u soo socda ma jirto”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay gurmadka loo saameynayo dadkii Magaalada Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaa uu sheegay Muuse Suudi in dadkii uu sameeyay Wabiga Shabeelle aan weli la gaarsiin gurmadkii loo uruurinayay ee loo baahnaa in lasiiyo, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay gurmadka loo saameynayo dadkii Magaalada Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Waxaa uu sheegay Muuse Suudi in dadkii uu sameeyay Wabiga Shabeelle aan weli la gaarsiin gurmadkii loo uruurinayay ee loo baahnaa in lasiiyo, isla markaana wax kasto ay noqdeen hadal uun kaliya.

- Advertisement -

Isaga oo ka hadlaayay Senator Muuse Suudi kulan Maanta ay yeesheen Xildhibaanada Aqalka Sare ayuu Hirshabeelle ugu baaqay inay isku tagasho, isagoona xusay in aysan jirin wax gurmad ah oo u socdo halkaas.

Senator Muuse ayaa u mahadceliyay Maamulka Puntland iyo dadka kunool deegaano kale, kuwaasi oo uu sheegay inay gumad usoo direen dadkii uu Baladweyne ku saameeyay fatahaada Wabiga, wuxuuna tilmaamay in aysan qof uu Gobolka Banaadir  uga mahadcelinayo iyo dowlad intaba.

“Hirshabeelle ha isku tashato,Puntland iyo goboloda kale waan u mahad-celinayaa oo dadka fatahaaddu saameysay wqax lasoo gaaray,Gobolkaan banaadirna qof aan uga mahad-celinayo oo joogta ma jirto dowlad aan u mahad-celinayana ma jirto, Xaqoodi iyo Canshuurtoodi iyagaa cunay”  ayuu yiri Senator Muuse.

- Advertisement -

Si kastaba hadalka Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa waxaa kusoo aadayaa, iyadoo uu weli socdo gurmad loo sameeynayo dadkii uu Baladweyne ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Hoos ka Dhageyso Codka Muuse Suudi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts