HomeWararXukuumadda Somalia oo fariin u dirtay Shirkadaha ka shaqeeya adeega Cumrada

Xukuumadda Somalia oo fariin u dirtay Shirkadaha ka shaqeeya adeega Cumrada

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS ayaa maanta Kulan la qaatay qaar ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya adeega Cumrada. Wasiirka oo lahadlayay madaxda shirkadaha ayaa yiri ” Shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeynaya adeegan waxaan ku guubaabinayaa in ay dhowraan habraaca gaarka ah ee adeega cumrada, looguna adeego shacabka soomaaliyeed si […]

- Advertisement -

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS ayaa maanta Kulan la qaatay qaar ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya adeega Cumrada.

Wasiirka oo lahadlayay madaxda shirkadaha ayaa yiri ” Shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeynaya adeegan waxaan ku guubaabinayaa in ay dhowraan habraaca gaarka ah ee adeega cumrada, looguna adeego shacabka soomaaliyeed si hufan”

- Advertisement -

Wuxuu intaas ku daray “Shirkadaha Soomaaliyeed waa in ay ilaaliyaan sharafta dadka Soomaaliyeed, waana inaad iska ilaalisan dadka doonaya in aysan dalka dib ugu soo laaban”.

Wasiirka ayaa hadalkiisa kusoo gabagabeeyay ” dhamaan shirkadaha Soomaaliyeed ee danaynaynaya adeegan inuu ufuran yahay,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories