HomeWararFaah faahin:-Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Faah faahin:-Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay Magaalada Gaalkacyo gaar dhanka Waqooyi loogu geystay Taliye ku-xigeenkii  Ciidanka Ilaalinta Wadooyinka Gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in rag ku hubeysnaa Bastoolado ay toogteen Taliye Maxamed Faarax xili oo ku sugnaa bartamaha Magaalada Gaalkacyo, isagoona u dhintay rasaas dhowr […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay Magaalada Gaalkacyo gaar dhanka Waqooyi loogu geystay Taliye ku-xigeenkii  Ciidanka Ilaalinta Wadooyinka Gobolka Mudug ee maamulka Puntland.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in rag ku hubeysnaa Bastoolado ay toogteen Taliye Maxamed Faarax xili oo ku sugnaa bartamaha Magaalada Gaalkacyo, isagoona u dhintay rasaas dhowr ah oo lagu dhuftay.

- Advertisement -

Sidoo kale ragii ka dambeeyay dilkaas ayaa goobta si deg deg ah ugu baxsaday luug yar oo xiligaas goobta ka Agdhawaa.

Intaas kadib Ciidamo ka tirsan laamaha amniga Puntland ayaa tegay halka uu falka ka dhacay, iyagoona soo qaaday Meydka Marxuumka la toogtay.

Waxaa kaloo Ciidanka howlgalo kala duwan ay ka sameeyeen Xaafado ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo, isla markaana ay ku raadinayeen ragii fuliyay dalka Taliye Maxamed Faarax, hayeeshee kuma guuleysan inay soo qabtaan.

- Advertisement -

Todobaadkii hore ayaa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo, Madaxii Kastamyada Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana amniga Gaalkacyo uu u muuqdaa mid faraha kasii bayo, iyadoona aysan jirin cid soo qabtay falalka amni darro ee halkaas ka dhacaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts