HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug oo guddoomiye ku doortay Dhuusa Mareeb

Guddiga Doorashada Galmudug oo guddoomiye ku doortay Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Gamudug kulan ku yeeshay guddigii farsamada ee uu magacaabay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda fedraalka Soomaaliya iyaga oo doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa. Xubnaha guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ayaa guddoomiyaha guddiga waxa ay u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka iyaga oo sidoo kalana Axmed Caafi u doortay guddoomiye ku xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Gamudug kulan ku yeeshay guddigii farsamada ee uu magacaabay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda fedraalka Soomaaliya iyaga oo doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa.

Xubnaha guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ayaa guddoomiyaha guddiga waxa ay u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka iyaga oo sidoo kalana Axmed Caafi u doortay guddoomiye ku xigeenka guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug.

- Advertisement -

Guddiga farsamada ee ay magacaawday Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa u muuqda in ay si cadi ah shaqooyinkooda u bilaabayaan halka guddigii uu magacaabay madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ay iyana ku suganyihiin Dhuusan Mareeb,waxaana taagan xiisad Siyaasadeed oo guddiyada farsamada ka dhalatay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts