HomeWararDiyaarad Ciidamo Siday oo ka degtay Magaalada Dhuusa Mareeb

Diyaarad Ciidamo Siday oo ka degtay Magaalada Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka Idacada dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka helayso Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaas ay ka degtay diyaarad ciidamo sidday. Diyaaraddan ayaa la sheegay in ay ka duushay garoonka diyaaraxaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyada oo sidda ku dhawaad 60-askari oo ka tirsan ciidanka Gor-gor ee dowladda Soomaaliya. Wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka helayso Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaas ay ka degtay diyaarad ciidamo sidday.

Diyaaraddan ayaa la sheegay in ay ka duushay garoonka diyaaraxaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyada oo sidda ku dhawaad 60-askari oo ka tirsan ciidanka Gor-gor ee dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wararka qaar ee laga helayo magaalada ayaa sheegaya in Ciidamadaa ay yihiin ilaalada gaarka ah ee ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la qorshaynayo in uuu gaaro magaalada Dhuusa mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Xaaladda Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa maanta kacsan waxaana bartamaha magaalada lagu arkayaa gaadiid dagaal iyo ciidamo aad u fara badan wxaana jira jahawareer Siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda iyo hogaanka Ahlu-sunna Waljamaaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts