HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo Wadahadal ka dalbaday Dowladda Federaalka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Wadahadal ka dalbaday Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islmaan Axmed Madoobe ayaa Maanta khudbad ka jeediyay Xaflada lagu Caleemo saarayay,isagoo ka hadlay arrimo kala duwan. Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay in wadahadal uu la galo dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana la xaliyo Khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islmaan Axmed Madoobe ayaa Maanta khudbad ka jeediyay Xaflada lagu Caleemo saarayay,isagoo ka hadlay arrimo kala duwan.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay in wadahadal uu la galo dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana la xaliyo Khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa uu tilmaamay in Madaxada dowladda Federaalka looga baahan yahay inay tanaasul sameeyaan,isagoo xusay inay diyaar u yihiin in la wadahadlo oo la wada fariisato,isla markaana la dhameyso waxkast oo jira.

Ugu dambeyntii Axmed Maxamed Islmaan Axmed Madoobe ayaa waxaa sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi uu kusoo dhaweeynayo Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xaflada lagu Caleemo-saarayay Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka qeyb galay Mdaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya,Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka ee dalka,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wafdi ka socda dowladda Kenya iyo Mas’uuliyiin kale oo farabadan.

- Advertisement -

Si kastaba dowladda Federaalka Soomaaliya oo kal horey Go’aan ka qaadatay Doorashadii uu kusoo baxay Axmed Madoobe,taasi oo ay dowladda ku tilmaamtay mid sharci darro ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts