HomeWararSawirro:-Farmaajo oo ku sugan Hoolka Munaasabada furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka dalka

Sawirro:-Farmaajo oo ku sugan Hoolka Munaasabada furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye, si uu u furo kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaaray Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Kaahiye waxa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, halka Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye, si uu u furo kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaaray Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Kaahiye waxa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, halka Ciidanka Baambayduna ay garaacayeen Heesaha Astamaaha Qaran.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbad ka jeedin doona furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka oo haatan ka socota Xarunta Jeneraal Kaahiye.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts