HomeWararWafdi ka socda dowladda Somalia iyo Jabuuti oo ku wajahan Baydhabo iyo...

Wafdi ka socda dowladda Somalia iyo Jabuuti oo ku wajahan Baydhabo iyo Ujeedkooda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi ay hogggaminayaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaada Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo dhiggiisa dalka Jabuuti mudane Maxamed Cali Xaamud ayaa ka qeyb geli doona furitaanka kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ay hogggaminayaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaada Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo dhiggiisa dalka Jabuuti mudane Maxamed Cali Xaamud ayaa ka qeyb geli doona furitaanka kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Koonfur galbeed,iyagoo sidoo kalena kulamo la qaadan doono Madaxda ugu sareysa maamulkaas iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee soo dhaweynta wafdiga ayaa hadda ka socda Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo’ iyadoo amniga magaalada si weyn loo adkeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts