HomeCaalamkaToboneeyo qof oo laga Afduubtay Gobol ku yaalla Afghanistan

Toboneeyo qof oo laga Afduubtay Gobol ku yaalla Afghanistan

Date:

Related stories

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Sarakiisha dalka Afqaanistaan ayaa waxay sheegeen in kooxda Taliban ay afduubteen toboneeyo qof oo rayid ah. Afduubka ayaa sida ay saraakiisha sheegeen waxaa uu ka dhacay Gobolka Ghazni ee ku yaalla bartmaha dalkaas. Sarkaal sare oo ka howgala degmada Khwaja-Omari ayaa sheegay in dadkani ay ku noolaayeen tuulooyiin ay maamulaan kooxda Taliban. Balse Afhayeen u […]

- Advertisement -

Sarakiisha dalka Afqaanistaan ayaa waxay sheegeen in kooxda Taliban ay afduubteen toboneeyo qof oo rayid ah.

Afduubka ayaa sida ay saraakiisha sheegeen waxaa uu ka dhacay Gobolka Ghazni ee ku yaalla bartmaha dalkaas.

- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka howgala degmada Khwaja-Omari ayaa sheegay in dadkani ay ku noolaayeen tuulooyiin ay maamulaan kooxda Taliban.

Balse Afhayeen u hadlay kooxda Taliban Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in ay ka xeysteen oo kali ah 20 qof .

20 qof ayay Taliban ku tilmaameen in ay yihiin xubno ka tirsan maleeshiyaad ay dowladda taageerto.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegaya in dadka deegan tuulooyiinkan ee ay Taliban afduubteen ay ka dhaga adeegeen amarkii Taliban ee ahaa in aysan doorashadii madaxwaynanimada ka qayb qadan.

Kooxda Taliban ayaa waxay horey dadka uga digeen in ay ka qayb qaatan doorashadii madaxwaynanimada ee dalkaasi Afqanistaan ka dhacday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories