HomeWararTaliye ka tirsanaa Ciidanka Danab oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay duleedka...

Taliye ka tirsanaa Ciidanka Danab oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinkii dambe ee shalay waxaa qarax Miino lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda fedraalkaoo ku sii jeeday deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kana baxay magaalada Muqdisho. Qaraxaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa halka loo yaqaan isbaarada Shabeelle iyo deegaanka Siinka dheer ayaa waxaa ku geeriyooday askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda kuwa kalana dhaawac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee shalay waxaa qarax Miino lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda fedraalkaoo ku sii jeeday deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kana baxay magaalada Muqdisho.

Qaraxaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa halka loo yaqaan isbaarada Shabeelle iyo deegaanka Siinka dheer ayaa waxaa ku geeriyooday askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda kuwa kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray.

- Advertisement -

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda dadka ku dhintay qaraxaas waxaa ku jiray Maxamed Cali  Cismaan oo ku magac dheeraa (Maxamed Yare) isla markaana ahaa Taliyiha qeybta sedexad ee ciidamada Maraykanku tababaray ee Danab.

Maxamed Cali  Cismaan waxa uu ka mid ahaa saraakiisha dhalinyarada ah ee ugu fir-ficoonaa ciidamada Dana bee gaarka ah,waxaana uu ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay gobolada dalka gaar ahaana dagaalkii Alshabaab looga saaray magaalada Marka qeyb ka mid ah oo uu hogaminayay.

Qaraxa ka dhacay shalay duleedka magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 6-askari oo isagu uu ku jiray,Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaas mana jirto wax war ah oo ka soo baxay dowladda Somalia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts