HomeWararMaraykanka oo malaayiin dollar ugu deeqaya Somalia

Maraykanka oo malaayiin dollar ugu deeqaya Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in Somalia ay ugu deeqayso in ka badan $257 Milyan oo doollar si wax looga abto arrimaha muhiimka ah ee bulshada. Hay’adda ayaa sheegtay sababta ay kharashka intaas la’eg ay ugu deeqayso Somalia in ay tahay sidii ay caawinaad u heli lahaayeen qooysaska saboolka ah gaar ahaana kuwa barakacayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in Somalia ay ugu deeqayso in ka badan $257 Milyan oo doollar si wax looga abto arrimaha muhiimka ah ee bulshada.

Hay’adda ayaa sheegtay sababta ay kharashka intaas la’eg ay ugu deeqayso Somalia in ay tahay sidii ay caawinaad u heli lahaayeen qooysaska saboolka ah gaar ahaana kuwa barakacayaasha iyo kuwa kale ee nugul.

- Advertisement -

“Lacagta dheeraadka ah waxay keenaysaa kaalmada bini’aadanimo ee Mareykanka ilaa $ 2.5 milyan oo ku dhibaateysan Soomaaliya in lagu taageero” Ayaa lagu yiri warka Hay’adda Mareykanka ee Horumarinta Caalamiga ah.

Diana Putman, oo ah ee Wakaaladda Horumarinta Caalamiga ah (USAID), ayaa ku shaaciyay  in Dowladda Mareykanka ay siineyso Somalia ​​$ 257 milyan oo ah gargaar bini’aadannimo oo dheeraad ah Sanadkaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts