HomeWararBeesha Caalamka oo Shuruud adeg ku xirtay dowladda Soomaaliya

Beesha Caalamka oo Shuruud adeg ku xirtay dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Iskaashiga Soomaaliya oo weli ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Khudbado kala duwan ka jeedinaya Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya,qaar Madaxda maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee ka qeyb galay Shirka. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si aad ah uga hadlayay Arrinta maamulka Jubbaland,iyagoo ku celceliyay in la helo xal lagu gaaro siyaasad loo dhan yahay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Iskaashiga Soomaaliya oo weli ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Khudbado kala duwan ka jeedinaya Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya,qaar Madaxda maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee ka qeyb galay Shirka.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si aad ah uga hadlayay Arrinta maamulka Jubbaland,iyagoo ku celceliyay in la helo xal lagu gaaro siyaasad loo dhan yahay.

- Advertisement -

Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto ee Soomaaliya ayaa Khudbad ka jeediyay Madasha Caalamiga ee iskaashiga Soomaaliya,isagoona ka hadlay siyaasadda maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Donald Yamamoto ayaa waxaa uu sheegay in taageerada Mareykanka ay siinayaan Soomaaliya ay tahay mid diyaar ah,hayeeshee loo baahan yahay in la helo siyaasad loo dhan yahay oo ka dhexeeysa dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada k aka jira,

Sidoo kale Safiirka Mareykanka  ee Soomaaliya ayaa waxaa uu tilmaamy in barnaamijka Deyn cafinta aysan aheyn dhanka Maaliyadda kaliya, balse ay ku jirto siyaasad wanaagsan oo loo dhan yahay.

- Advertisement -

Si  kastaba hadalka Safiirka Mareykanka  ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo uu Khilaaf ka dhex jiro qaar kamidah Madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts