HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Muranka Badda ee Somalia &...

Madaxweyne Farmaajo oo Cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Muranka Badda ee Somalia & Kenya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa Khudbadka jeediyay Shirka 74-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobey ee ka socda Magaalada New York. Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbadiisa uga hadlay arrimo kala duwan oo ay weyn tahay muranka dhinaca xuduudda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweyne Farmaajo ayaa diiday wada hadalka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa Khudbadka jeediyay Shirka 74-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobey ee ka socda Magaalada New York.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbadiisa uga hadlay arrimo kala duwan oo ay weyn tahay muranka dhinaca xuduudda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa diiday wada hadalka ay dooneyso in Kenya lagu dhameeyo muranka badda ee ka dhexeeysa Soomaaliya,waxaana uu xusay inay ku qancaan go’aanka Maxkamadda Maxkamadda ICJ.

Sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday Madaxweynaha wadahadalkee shalay dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,waxaana uu sheegay inay ka wada hadleen in xiriirka labada dal la wanaajiyo, islamarkaana arrinta muranka badda loo daayo maxkamadda ICJ.

Si kastabada Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay dadaal xooggan ku bixineyso sidii muranka dhinaca xuduudda badda ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya loogu xalin lahaa wada xaajood.

- Advertisement -

Kenyatta ayaa hadalkan ku sheegay Khudbaddiisii Kulanka Golaha Guud ee loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee 74-aad, taasi oo shalay jeediyey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories