HomeWararDhageyso:- Duqa Muqdisho oo balan qaad u sameeyay Shacabka ku nool Gobolka...

Dhageyso:- Duqa Muqdisho oo balan qaad u sameeyay Shacabka ku nool Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa balan qaaday in uu isbedel mug leh uu ku sameynayo adegyo muhiim ah oo ay u baahanyihiin dadka shacabka ah. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan adeegyo badan oo shacabku dhib ku qabaan helitaankooda sidaas daraadeedna uu masuuliyad dheeraad ah iska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa balan qaaday in uu isbedel mug leh uu ku sameynayo adegyo muhiim ah oo ay u baahanyihiin dadka shacabka ah.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan adeegyo badan oo shacabku dhib ku qabaan helitaankooda sidaas daraadeedna uu masuuliyad dheeraad ah iska saarayo sidii culaysyadaas looga qaabi lahaa.

- Advertisement -

Hadalka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa imaanaya xili isbedel lagu sameeyay adeegii waraaqaha dembi la’aanta CID-da tas oo cabasho badan ay ka gudbiyeen shacabka gobolka Banaadir kadibna la bedel badi hogaanka laanta.

Halkaan Ka Dhaveyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts