HomeWararR/Wasaarihii hore ee Somalia oo Soo jeediyay in wada-hadal lala furo Al-shabaab

R/Wasaarihii hore ee Somalia oo Soo jeediyay in wada-hadal lala furo Al-shabaab

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab. Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa uu ku baaqay in wada hadal toos ah lala galo dagaalamayaasha Al-shaabaab,isagoona sheegay in dadkaas ay yihiin Soomaali. Sidoo kale Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya ayaa la tilmaamay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa uu ku baaqay in wada hadal toos ah lala galo dagaalamayaasha Al-shaabaab,isagoona sheegay in dadkaas ay yihiin Soomaali.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya ayaa la tilmaamay in Al-shabaab ka arki waaye,isla markaana ay fiicneed in laga guuleysto,hayeeshee taasi ay dhici weyday.

Isaga sii hadlaayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in aan la dhaliilsan kari nabada wadahalka ku timaada,isagoo xusay in ay aad u fiican tahay in Al-shabaab wada-hadal lalagalo.

Ugu dambeyntii Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa uu sheegay in hadii xal Milateri adkaado loo baahan yahay in la helo xal siyaasadeed si xal loogu helo amniga dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories