HomeWararDEG DEG:-Hoobiyeyaal kusoo dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

DEG DEG:-Hoobiyeyaal kusoo dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Jugta tirro Hoobiyeyaal ah ayaa Goordhow laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Hoobiyeyaasha ay kusoo dhaceen meelo aan ka fogayn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan Xaafadaha ku dhow. Sidoo kale waxaa la sheegay in Hoobiyeyaasha ay ku dhaceen dhismayaal […]

- Advertisement -

Jugta tirro Hoobiyeyaal ah ayaa Goordhow laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Hoobiyeyaasha ay kusoo dhaceen meelo aan ka fogayn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan Xaafadaha ku dhow.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in Hoobiyeyaasha ay ku dhaceen dhismayaal ku taalla Madaxtooyadda Soomaaliya,kuwaasi oo gaarayay ilaa iyo 3 Hoobiye.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaashii lagu gaaray agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya iyo sidoo kale halka laga soo tuuray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories