HomeWararRoob Khasaaro geystay oo ka da'ay deegaano ka tirsan Puntland

Roob Khasaaro geystay oo ka da’ay deegaano ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyn deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay halkaas uu ka da’een roobab xoogan oo dabeylo watay. Roobabka ayaa sigaar ah uga da’day deegaan lagu magacaabo Hoodaa oo ka tirsan ee Gobolka Gardafuu ee Puntland,waxaana uu da’yay saacado dhowr,isla markaana ay ku diirsadeen dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyn deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay halkaas uu ka da’een roobab xoogan oo dabeylo watay.

Roobabka ayaa sigaar ah uga da’day deegaan lagu magacaabo Hoodaa oo ka tirsan ee Gobolka Gardafuu ee Puntland,waxaana uu da’yay saacado dhowr,isla markaana ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.

- Advertisement -

Sidoo kale Roobaka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro nafeed iyo hantiyadeed,waxaana ku dhintay hal ruux,iyadoona uu burburiyay in ka badan 25 guri oo ay ka mid tahay Xarun caafimaad oo halkaas ku taallay.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayan in Roobka uu biyo badan dhigay Wadooyinka deegaanka Hoodaa oo ka tirsan ee Gobolka Gardafuu ee Puntland.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa deegaano ka tirsan Gobolka Gardafuu ee Puntland waxaa laga soo sheegayay in halkaas  ay jiro xaalad Bani’aadanimo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts