HomeWararAkhriso:-Guddiga xil wareejinta Guddoomiyaha G/Banaadir oo la Magacaabay

Akhriso:-Guddiga xil wareejinta Guddoomiyaha G/Banaadir oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga xilwareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Casimadda Muqdisho. Guddiga loo magacaabay xilwareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka ayaa ka kooban 9-xubnood,waxaana Guddoomiye loo dhigay Shiikh Cumar Xuseen Maxamed. Sidoo kale Guddiga ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga xilwareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Casimadda Muqdisho.

Guddiga loo magacaabay xilwareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka ayaa ka kooban 9-xubnood,waxaana Guddoomiye loo dhigay Shiikh Cumar Xuseen Maxamed.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa la faray inay si hufan u gutaan Waajibaadka Shaqo ee loo magacaabay.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts