HomeWararCiidanka amniga oo toogtay 4 Ruux oo Muqdisho Dil ka fulin rabay

Ciidanka amniga oo toogtay 4 Ruux oo Muqdisho Dil ka fulin rabay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta Muqdisho ku toogtay rag doonayay inay dil u geystaan Agaasimaha Howlaha Wasaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya. Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in Ciidanka ay dileen 4 ruux oo mid kamid ah ay aheyd haweeney oo hubka u siday,kuwaasi oo […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta Muqdisho ku toogtay rag doonayay inay dil u geystaan Agaasimaha Howlaha Wasaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in Ciidanka ay dileen 4 ruux oo mid kamid ah ay aheyd haweeney oo hubka u siday,kuwaasi oo dili rabay Abdi Gare oo ah Agaasimaha Howlaha Wasaradda Waxbarashada.

- Advertisement -

War qoraal ah oo barteeda Facebook ay kusoo qortay Zakiya Xuseen Axmed ayaa waxaa ay ku xustay in dadka la dilay iyo Ciidanka amniga ay dhexmartay Israsaaseyn.

“Ciidanka Booliiska degmada Howlwadaag ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan isku day dil lala beegsan rabay Agaasimaha Howlaha Wasarada Waxbarashada Mudane Abdi Gare. Israsaaseynta ka dib waxeey ciidamada toogteen 3 wiilal iyo hal haweeney oo hubka u siday”ayay tiri Zakiya.

 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories