HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo Qaabiley Wiil baxsad ka ahaa Ciidanka Puntland

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Qaabiley Wiil baxsad ka ahaa Ciidanka Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Booqasho ku tegay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Puntland,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Mid kamid ahaa dhalinyaradii Waqooyiga Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhawaan bartiisa Facebook uu ku leeyahay kusoo qoray inuu baxsad ka yahay Ciidanka amniga maamulka Puntland. Maxamed Cabdullaahi Darwiish oo kamid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Booqasho ku tegay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Puntland,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Mid kamid ahaa dhalinyaradii Waqooyiga Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhawaan bartiisa Facebook uu ku leeyahay kusoo qoray inuu baxsad ka yahay Ciidanka amniga maamulka Puntland.

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Darwiish oo kamid ahaa dadka deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in baxsad ka yahay Ciidanka Puntland,isla markaana baadi goob ay ugu jiraan,hayeeshee uu isaga soo tegay halkaas.

Intaasi kadib ayuu tegay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug,isagoo ka Cabsi qaba inay xiraan Ciidanka amniga maamulka Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa xarunta Madaxtooyadda maamulkaas ku qaabiley Maxamed Cabdullaahi Darwiish oo baxsad ka ahaa Puntland.

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre ayaa ka xog waregstay Maxamed Darwiilsh xaaladiisa sida ay tahay,isagoo uga waramay arrinta keentay inuu ka soo tego Waqooyiga Gaalkacyo ee yimado Dhuusamareeb.

Si kastaba dadweyne farbadan oo ku nool Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa Garoonka cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay RW Kheyre oo dhawaan socdaal kusoo gaaray halkaas.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts