HomeCaalamkaMareykanka iyo Pakistan oo ka wada hadlay dagaalka ka socda Afganistan

Mareykanka iyo Pakistan oo ka wada hadlay dagaalka ka socda Afganistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Donald Trump iyo Ra’isul-wasaaraha Pakistan, Imran Khaan oo kulan ku yeeshay Aqalka Cad ayaa waxay isla eegeen xalka Siyaasadeed ee lagu soo af-jari karo dagaalka 18-ka sanno jirsaday ee ka socda dalka Afganistan. Labada Hoggaamiye waxay kaloo Kulankooda kaga xaajoodeen sidii ay Maraykanka u soo celin lahaayeen Kaalmadda Dhaqaale ee ay siin jireen Pakistan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump iyo Ra’isul-wasaaraha Pakistan, Imran Khaan oo kulan ku yeeshay Aqalka Cad ayaa waxay isla eegeen xalka Siyaasadeed ee lagu soo af-jari karo dagaalka 18-ka sanno jirsaday ee ka socda dalka Afganistan.

Labada Hoggaamiye waxay kaloo Kulankooda kaga xaajoodeen sidii ay Maraykanka u soo celin lahaayeen Kaalmadda Dhaqaale ee ay siin jireen Pakistan.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump waxa uu u sheegay Ra’isul-wasaaraha Pakistan inay suurto-gal tahay in la soo celiyo Kaalmada dhaqaale ee dhamayd 1.3 Billion oo Dollar, taasi oo uu Madaxweyne Trump hakiyey sannadkii hore.

Ra’isul-wasaaraha Pakistan waxa uu sheegay inay tageero ka geysan doonaan Dadaalka Wada-xaajoodka Nabadda ee Afganistan, isla markaana ay  Ururka Daalibaan ku boorin doonaan inay la hadlaan Dowladda Afganistan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts