HomeWararSawirro:-Taliyeyaasha Gobolka Banaadir oo la dalacsiiyey

Sawirro:-Taliyeyaasha Gobolka Banaadir oo la dalacsiiyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Mgaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta qaranka iyo Taliyaha Ciidaanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa daraja dalacsiin ah oo ka socoto Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) u xiray saraakiil katirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Mgaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta qaranka iyo Taliyaha Ciidaanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa daraja dalacsiin ah oo ka socoto Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) u xiray saraakiil katirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaas oo lagu abaal mariyay shaqooyinka culus ee amniga laxariira oo ay ka hayaan dalka.

Saraakiisha munaasabadan lagu dalacsiiyay ayaa waxaa kamid ahaa Taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyed ex G/sare Saadaq Cumar Maxamed oo loo dalacsiiyay sareeye Guuto, waxaa sidoo kale la dalacsiiyay taliye ku-xigeenka qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyed ex G/dhaxe Maxamud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) oo loo dalacsiiyay G/Sare iyo sarkiil kale oo katirsan howlgalada ciidanka Booliiska iyo qaar kamid ah taliyaasha saldhigyada degmooyinka goboka Banaadir ayaa kamid ahaa kuwa ay madaxda u xireen darajooyinka dalacsiinta ah.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa ugu horeyn ka hadlay Munaasabada dalcsiinta ah.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay garab istaaga iyo dhiiragalinta ciidamada qaranka ee u taagan difaaca qaranka iyo badbaadinta shacabka.

Ra’iisul wasaara ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa u hambalyeeyay saraakiisha la dalacsiiyay isagoo kula dardaarmay in ay laba laaban da’daalka lagula dagaalamayo Al-shabaab.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts