HomeCaalamkaMilliteriga Shiinaha oo dhoolatus Bilaabay xilli Mareykanka ay hub ka iibinayaan...

Milliteriga Shiinaha oo dhoolatus Bilaabay xilli Mareykanka ay hub ka iibinayaan…

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Dhoolatus Milliteri oo ay ka qeyb galayaan Ciiddanka Cirka iyo kuwa Badda ee Shiinaha ayaa waxa uu ka bilowday Xeebaha K/Bari ee dalkaasi.

Dhoolatuskaasi ayaa la sheegay inuu socon doono dhowr maalmood, taasi oo lagu sheegay inuu carbiska yahay mid ka mid ah qorshe sannadeedka ee milliteriga dalkaasi.

- Advertisement -

Carbiskan ayaa yimid, kadib, markii ay dowladda Shiinaha ka codsadeen Maraykanka inay ka laabtaan Heshiiska ay hubka uga iibinayaan Jesiiradda Taywaan ee Gooni-goosadka ah.

Jimcihii la soo dhaafay, Dowladda Shiinaha waxay sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogi doonto Shirkadaha Maraykanka ee lagu yeesha hubka laga iibinayo Jesiiradda Taywaan oo ah qeyb ka tirsan dalweynaha Shiinaha.

Hubka ay Maraykanka ka iibinayaan Taywaan waxa uu ku kici doonaa lacag dhan 2 Billion oo Dollar, waxaana hubkaasi ka mid ah Taangiyadda, Gantaalo iyo qalab kale.

- Advertisement -

Dowladda Shiinaha waxay sheegtay in hubka laga iibinayo Taywaan uu khatar ku yahay Madax-bannaanida iyo Ammaanka Qaranka Shiinaha.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories