HomeCaalamkaKeligii Taliyihii hore ee dalka Bangaladesh oo geeriyooday

Keligii Taliyihii hore ee dalka Bangaladesh oo geeriyooday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Jeneral Xuseen Maxamed Irshaad oo Talada dalakasi Afgembi Milliteri ku qabsaday sannadkii 1982-kii ayaa la sheegay inuu maanta geeiyooday  isagoo 89-jir ah. Jeneral Irshad oo talada hayey dalkaasi sannadihii 1982-kii ilaa 1990-kii waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday Isbitaalka Milliteriga oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dhaka. Walaalkiisa ayaa xaqiijiyey inuu Jeneral Irshaad u geeriyooday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jeneral Xuseen Maxamed Irshaad oo Talada dalakasi Afgembi Milliteri ku qabsaday sannadkii 1982-kii ayaa la sheegay inuu maanta geeiyooday  isagoo 89-jir ah.

Jeneral Irshad oo talada hayey dalkaasi sannadihii 1982-kii ilaa 1990-kii waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday Isbitaalka Milliteriga oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dhaka.

- Advertisement -

Walaalkiisa ayaa xaqiijiyey inuu Jeneral Irshaad u geeriyooday xanuun muddo dheer ka hayey Kelyahai yo sambabadda, iyadoo Isbitaalka la dhigay bishi ihore ee June 26-da, laguna xiray qalabka Bukaanka ka taageera nolosha ee (Life Support)-ga.

 

Marxuumka waxa uu ahaa Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Barlamaanka dalkaasi,waxaana Xilka Xildhibaanka loo doortay Doorashooyinkii dhacay sannadihii 2000, 2014-kii iyo 2018-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts