HomeCaalamkaAskari Maraykan oo lagu dilay Afganistan

Askari Maraykan oo lagu dilay Afganistan

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Hawlgalka Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afganistan ayaa lagu sheegay in Askari u dhashay Maraykanka maanta lagu dilay gudaha dalkaasi.   Wax faahfaahin dheeraad ah lama bixinin qaabka uu u dhacay iyo goobta uu ka dhacay dilkaasi, waxaana la qariyey magaca Askariga ilaa laga wargelinayo Qoyskiisa. Toogashadda Askarigaasi waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Hawlgalka Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afganistan ayaa lagu sheegay in Askari u dhashay Maraykanka maanta lagu dilay gudaha dalkaasi.

 

Wax faahfaahin dheeraad ah lama bixinin qaabka uu u dhacay iyo goobta uu ka dhacay dilkaasi, waxaana la qariyey magaca Askariga ilaa laga wargelinayo Qoyskiisa.

- Advertisement -

Toogashadda Askarigaasi waxay tirada Askarta Maraykanka ee Afganistan lagu dilay sannadkan ka dhigtay ugu yaraan 7 Askari.

20,000 oo Askari shisheeye ah oo badankooda Maraykan ah ayaa ku sugan dalka Afganistan, kuwaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka Maraykanak ee Isbahaysiga NATO ee Tababarka, Taageerida iyo Talinta siiya Ciiddanka Dowladda Afganistan.

Qaar ka mid ah Milliteriga Maraykanka waxay qaadaan Hawlgalladda ka dhanka ah Kooxaha Daalibaan iyo Daacish ee ka hawlgala Afganistan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts