HomeCaalamka(SAWIRO): Masar oo lagu xiray nin taageersan Xusni Mubaarak, aadna u dhaliila...

(SAWIRO): Masar oo lagu xiray nin taageersan Xusni Mubaarak, aadna u dhaliila Madaxweyne Al-sisi

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Kariim Xuseen waxa uu leeyahay Bar Facebook oo uu ku taageero Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Xusni Mubaarak, oo Kacdoon Dadweyne xilka looga qadaay sannadkii 2011-kii. Dacwad-oogayaasha Masar waxay Kariim Xuseen ku soo oogeen inuu faafinayey Warar Been Abuur ah iyo inuu wax u dhimay Danaha Qaranka, isagoo sheegay inaysan Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaasi oo lagu magacaabo Kariim Xuseen waxa uu leeyahay Bar Facebook oo uu ku taageero Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Xusni Mubaarak, oo Kacdoon Dadweyne xilka looga qadaay sannadkii 2011-kii.

Dacwad-oogayaasha Masar waxay Kariim Xuseen ku soo oogeen inuu faafinayey Warar Been Abuur ah iyo inuu wax u dhimay Danaha Qaranka, isagoo sheegay inaysan Dowladda Madaxweyne C/fataax Alsiisii wax taageero ah siinin dadka Saboolka ee uu Xusni Mubaarak dhaqaalaha siin jirey.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo maalintii Talaaadada la xiray waxa uu Bog loogu magac daray: “I’m sorry, Mr. President” oo la micno ah  “Waa ka xumahay Md. Madaxweyne “ ku leeyahay Facebook-ga, oo ay in ka badan 3 million Taageerayaal ama Macaamil ku xiran yihiin Boggiisa Facebook-ga.

Dowladda Masar waxay sannadihii la soo dhaafay xabsig dhigtay dad isugu jira Suxufiyiin, U-ololeeyayaal Xuquuqda Aadanaha iyo dadka wax ku qora Internet-ka ee Bloggers-ka iyo kuwo kale.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts