HomeWararDFS oo beenisay in Itoobiya ay dhex-dhexaadinayso Kenya iyo Somalia

DFS oo beenisay in Itoobiya ay dhex-dhexaadinayso Kenya iyo Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawod ayaa sheegay in ay yihii been abuur wararka sheegay in Itoobiya ay wada hadalsiinayso Soomaaliya iyo Kenya isla markaana ay kulmayaan madaxweynayaasha labada dal. Warbaahinta Kenya ayaa maalmahaan si weyn uga hadlayay arrinta ku aaddan sheegashada badda Soomaaliya ee Kenya ay sheeganayo in ay wadahadal ka gelayaan labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawod ayaa sheegay in ay yihii been abuur wararka sheegay in Itoobiya ay wada hadalsiinayso Soomaaliya iyo Kenya isla markaana ay kulmayaan madaxweynayaasha labada dal.

Warbaahinta Kenya ayaa maalmahaan si weyn uga hadlayay arrinta ku aaddan sheegashada badda Soomaaliya ee Kenya ay sheeganayo in ay wadahadal ka gelayaan labada dal kulan gaar ahna ay Itoobiya ku yeelanayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuuru Kenyaatta.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ayaa ku eedeyay warbahinta Soomaalida in ay markasta dhiira-gelinayaan wararka been abuurka ah ee ay qorayaan warbaahinada Kenya,isaga oo shaaca ka qaaday in Soomaaliya aysan gor-gortan ka gelayn baddeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts