HomeWararTababare u dhashay Tunisia oo laylin doona Naadiga K/Cagta ee Mogadishu City...

Tababare u dhashay Tunisia oo laylin doona Naadiga K/Cagta ee Mogadishu City Club

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Munaasbaad lagu soo dhaweynayo Tababaraha cusub ee Naadiga K/Cagta ee Mogadishu City Club, Mestiri Maxamed  Lamjed ayaa waxaa maanta lagu qabtay Graoonka Ex-munushiibiyo oo ku yaalla Xaafadda Xararyaale ee Degmadda Warta Nabadda ee magaalladdan Muqdisho. Guddoomiyaha Naadiga Mogadishu City Club, Abuukar Maxamed Sheekh oo ka hadlay Munaasbaadaasi waxa uu faahfaahin ka bixiyey Taariikhda Naadigaas ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasbaad lagu soo dhaweynayo Tababaraha cusub ee Naadiga K/Cagta ee Mogadishu City Club, Mestiri Maxamed  Lamjed ayaa waxaa maanta lagu qabtay Graoonka Ex-munushiibiyo oo ku yaalla Xaafadda Xararyaale ee Degmadda Warta Nabadda ee magaalladdan Muqdisho.

Guddoomiyaha Naadiga Mogadishu City Club, Abuukar Maxamed Sheekh oo ka hadlay Munaasbaadaasi waxa uu faahfaahin ka bixiyey Taariikhda Naadigaas ee ku ciyaara magaca Dowladda Hoose ee Muqdisho.

- Advertisement -

Wuxuuna xusay inay ku faraxsan yihiin in Tababare cusub loo keeno Naadiga, kadib, markii uu Tababarihi ihore ee u dhashay dalka Uganda ee Kooxda Laylin jirey uu xilligii Heshiiska ka dhamaaday.

Guddoomiyaha Naadiga Mogadishu City Club waxa kale oo uu ka hadlay Diyaar-garowga Kooxda iyo Tartamaha Gudaha iyo Dibedda ee ku soo fool leh, wuxuuna Ciyaartoyda ku booriyey inay ka faa’ideystaan Khibradda Tababaraha cusub, isla markaana ay u diyaar garoobaan Tartamada ku soo fool leh, gaar ahaan Tartanka Koobka confederation-ka ee Qaaradda  Afrika ee  “The CAF Confederation Cup”.

dhinaca kale, Tababaraha cusub ee Naadiga Mogadishu City Club, Mestiri Maxamed  Lamjed waxa uu ka mahad celiyey Soo-dhaweynta loo sameeyey, wuxuuna xusay inuu culayska saari doono sidii ay Kooxda u noqon lahayd Koox magac weyn ku dhex leh Naadiyadda Somalia iyo kuwa Heerka Caalamiga.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Tbaabaraha Cusub ee Naadiga Mogadishu City Club waxa  muddo hal sanno ah laylin doonaa Kooxda Mogadishu City Club oo ka mid ah Kooxaha ugu awoodda badan Naadiyadda K/cagta ee ka dhisan dalkeenna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts