HomeMaqalDaawo:-Duqa Muqdisho oo Weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaan C/qaadir Cosoble

Daawo:-Duqa Muqdisho oo Weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaan C/qaadir Cosoble

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaasi oo ka hadlay kulan Maanta ka dhacay Muqdisho. Guddoomiye Yariisow ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadii ka hadlay kulan Muqdisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Gobolka Banaadir iyo xubno Xildhibaano ah inay yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaasi oo ka hadlay kulan Maanta ka dhacay Muqdisho.

Guddoomiye Yariisow ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadii ka hadlay kulan Muqdisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Gobolka Banaadir iyo xubno Xildhibaano ah inay yihiin kuwo Qaswadayaal ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa sigaar ah u xusay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo qeyb ka ahaa dadkii ka hadlay kulankaas,isagoona sheegay in Cosoble uu yahay mid diidan horumarka Caasimadda.

“Xildhibaanada Maanta hadlay waa qaswadayaal aan waxba laga weydiineyn masiirka Gobolka Banaadir,Cosoble xagguu jiray Markaan 7-da waddo ee laamiga ah dhisaynay”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Hadalka Guddoomiye Yariisoo ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo Muqdisho kulan yeesheen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka kunool Gobolka Banaadir iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,kaasi oo Ashtako ka dhan ah Maamulka G/Banaadir iyo xirnaanshaha Wadooyinka muhiimka ah u gudbiyeen Xildhibaanadii kulankaas ka qeyb galay,iyagoon Odayaasha dalbaday in fariintooda u gudbiyan dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Hoos ka Daawo Muuqaalka Duqa Muqdisho.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts