HomeWararDagaal ka socda Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Dagaal ka socda Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi haatan uu ka socdo dagaal. Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana waxaa uu sigaar ah uga socdaa Xaafadda Abagedo,iyadoona maqlayo rasaas xoogan. Dadka deeegaanka oo la hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi haatan uu ka socdo dagaal.

Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana waxaa uu sigaar ah uga socdaa Xaafadda Abagedo,iyadoona maqlayo rasaas xoogan.

- Advertisement -

Dadka deeegaanka oo la hadlay Idaacada Radio Dalsan ayaa u sheegay in dagaalkan uu yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan dowladda ay rasaas ku fureen Ciidamo Milateri ah oo mararay Xaafadda Abagedo ee degmada Dharkeenley,sidaasina uu ku bilowday dagaalkaas.

Intaasi kadib ayaa waxaa la sheegay in Ciidamadii Milateriga ahaa ee la rasaaseeyay ay iyaguna rasaas farabadan fureen,taasi oo sababtay Khasaaaro kala duwan oo soo gaaray dad shacb ah sida qof Goobjooge ah inoo sheegay.

Ilaa iyo hada si rasmi ah looga Khasaaraha ka dhashay dagaalkan ka socday gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Abagedo oo ka tirsan Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts