HomeWararFaah faahin ka soo baxeysa Rag lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Faah faahin ka soo baxeysa Rag lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa Isgoyska Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku toogteen laba ruux oo la sheegay inay ahaayeen Shacab. Falkan ayaa waxaa la sheegay uu yimid,kadib markii labada ruux ay isku dayeen inay  xooga ku maraan bar koontorool oo Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ku leeyihiin Sey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa Isgoyska Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku toogteen laba ruux oo la sheegay inay ahaayeen Shacab.

Falkan ayaa waxaa la sheegay uu yimid,kadib markii labada ruux ay isku dayeen inay  xooga ku maraan bar koontorool oo Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ku leeyihiin Sey Biyaano,hayeeshee markii dambe la toogtay.

- Advertisement -

War qoraal oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed SONNA ayaa lagu sheegay in dadka la dilay ay ahaayeen rag  ka tirsan Al-shabaab,isla markaana ay toogteen Ciidamada amniga dowladda.

Dilkan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo saakay uu Magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax,kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhiamsho iyo dhaawac.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts