HomeCaalamkaBaasaboorka Somalia oo ka mid noqday Baasabooradda ugu liita Caalamka.

Baasaboorka Somalia oo ka mid noqday Baasabooradda ugu liita Caalamka.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adda The Henley Passport waxay soo saartay Qiimeynta Baasabooradda ugu sarreeya Caalamka iyo kuwa liita ee sannadkan 2019-ka. Qiimaynta waxaa lagu muujiyey in Waddamada ugu xoogga badan Baasabooradda Caalamka inay kala galeen Kaalimahan: Kaalinta 1-aad waxaa wada galay Baasaboorada dalalka Japan iyo Singapore, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 189 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda The Henley Passport waxay soo saartay Qiimeynta Baasabooradda ugu sarreeya Caalamka iyo kuwa liita ee sannadkan 2019-ka.

Qiimaynta waxaa lagu muujiyey in Waddamada ugu xoogga badan Baasabooradda Caalamka inay kala galeen Kaalimahan:

- Advertisement -

Kaalinta 1-aad waxaa wada galay Baasaboorada dalalka Japan iyo Singapore, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 189 Waddan

Kaalinta 2-aad dalalka Finland, Germany, South Korea, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 187 Waddan

Kaalinta 3-aad waxaa ku wada jira Baasabooradda dalalka Denmark, Italy iyo  Luxembourg, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 186 Waddan

- Advertisement -

Kaalinta 4-aad waxaa wada galay Baasabooradda dalalka France, Spain iyo Sweden, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 185 Waddan

Kaalinta 5-aad waxaa ku wada jira dalalka Austria, Netherlands, Portugal iyo Switzerland, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 184 dal

Kaalinta 6-aad waxaa wada galay dalalka Belgium, Canada, Greece, Ireland, Norway, UK iyo Maraykanka, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 183 dal

Kaalinta 7-aad waxaa gashay Jesiiradda Malta, waxaana baasaboorkooda lagu tegi karaa 182 dal

Kaalinta 8-aad waxaa galay dalka  Czech Republic, waxaana Baasaboorkooda lagu tegi karaa 182 dal

Kaalinta  9-aad waxaa wada galay dalalka Australia, Iceland, Lithuania iyo New Zealand, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 180 dal

Kaalinta  10-aad waxaa wada galay dalalka Latvia, Slovakia iyo Slovenia, waxaana mid kasta oo ka mid ah baasabooradaasi  lagu tegi karaa 179 dal

Dhinaca kale, Qiimeynta Hay’adda The Henley Passport soo saartay Sannadkan waxaa kaloo lagu xusay dalalka ay Baasabooradooda heerka ugu hooseeya kaga jira dalalka lagu tegi karo iyo kuwa Fiiso la’aanta lagu geli karo.

 

Hay’adda The Henley Passport waxay Baasabooradda ugu liita Caalamka sannadkan ku sheegtay inay yihiin Baasaboorada laga isticmaalo dalalka:  Eritrea, Iran, Lebanon, North Korea, Nepal, Libya, Palestinian, Sudan, Yemen, Somalia, Pakistan, Syria, Iraq iyo Afghanistan.

 

Hay’adda The Henley Passport waxay Qiimeynteeda ku sheegtay in Baasaboorka Somalia lagu tegi karo 31 Waddan.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts