HomeWararDowladda oo sheegtay in la kordhiyay Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab

Dowladda oo sheegtay in la kordhiyay Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa kordhiyay howlgalada looga xureynayo Al-shabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada dalka. Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Xassan Cali Maxamed (Amardambe) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Alshabaab uu waqtigoodi dhamaaday, isla markaana Ciidamada Qalabka sida ay wadaan howlgallo shabaab looga saarayo dalka. Wasiir Amardambe ayaa […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa kordhiyay howlgalada looga xureynayo Al-shabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada dalka.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Xassan Cali Maxamed (Amardambe) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Alshabaab uu waqtigoodi dhamaaday, isla markaana Ciidamada Qalabka sida ay wadaan howlgallo shabaab looga saarayo dalka.

- Advertisement -

Wasiir Amardambe ayaa sidoo kale xusay in uu weli furanyahay Cafiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u fidiyay dhallinyarada ka tirsan Alshabaab, wuxuuna ugu baaqay dhallinyarada in ay isku soo dhiibaan Ciidamada ammaanka ka hor inta aan dagaal lagu soo qaban.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories