HomeCaalamkaBoliska UK oo baaraya Maydka wiil uu dhalay Amiirka Shaariqa ee Imaaraadka...

Boliska UK oo baaraya Maydka wiil uu dhalay Amiirka Shaariqa ee Imaaraadka Carabta oo laga helay London

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Marxuumkaasi oo la oran jirey Sheekh Maxamed Bin Sultaan Bin Maxamed Al-qaasimi ayaa la sheegay in maydkiisa laga helay Suuliga Hoygiisa oo ku yaalla DegmaddaEast Grinstead oo dhanka Koonfur kaga toosan magaalladad London. Marxuumka oo 39-jir ahaa waxa uu Milkiyad u lahaa Rugta Naqshadaynta Istaylka Labiska  ee “Qaasimi”, wuxuuna ganacsigaasi ku soo dhex jiray  tan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Marxuumkaasi oo la oran jirey Sheekh Maxamed Bin Sultaan Bin Maxamed Al-qaasimi ayaa la sheegay in maydkiisa laga helay Suuliga Hoygiisa oo ku yaalla DegmaddaEast Grinstead oo dhanka Koonfur kaga toosan magaalladad London.

Marxuumka oo 39-jir ahaa waxa uu Milkiyad u lahaa Rugta Naqshadaynta Istaylka Labiska  ee “Qaasimi”, wuxuuna ganacsigaasi ku soo dhex jiray  tan iyo sannadkii 2008-dii.

- Advertisement -

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa London ayaa qoray in Marxumka maydkiisa shalay laga  dhex helay Suuliga Qubeyska ee Dhismihii uu degganaa, iyadoo ay hareerahiisa daadsanaayeen Cirbadaha duritaanka, iyo Taay si xoogan ugu xirnaa  gacantiisa.

Dowladda Imaaraadka waxay ku dhawaaqday 3 maalin oo baroor-diiq Qaran, waxaana hoos loo dhigay Calanka dalkaasi.

Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-nahyan waxa uu ka tacsideeyey geerida Marxuumkaasi.

- Advertisement -

Amiirka Imaaradda Shaarikha (Sharjah) ee dalka Imaaraadka Carabta, Sultan Bin Maxamed Al-qaasimi  waxa uu Bartiisa Instagarm-ka ku shaaciyey  geerida wiilkii ugu yaraa wiilashiisa ee Marxum Sheekh Maxamed Bin Sultaan Bin Maxamed Al-qaasimi.

Dhinaca kale, Wiilkiisa curudka ahaa Amiirka Imaaradda Shaarikha (Sharjah) oo lagu magacaabi jirey Sheekh Maxamed Bin Sultaan Al-qaasimi waxaa la weriyey inuu geeriyooday isagoo 24-jir ah, kadib, markii uu isticmaalay Daroogo xad-dhaaf ahaa sannadkii 1999-kii, sida lagu daabacay cadadkii Isniinta ee Wargeyska The Sun.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts