HomeWararSawirro:-Qabanqaabada soo dhaweeynta RW Kheyre oo ka socota Guraceel

Sawirro:-Qabanqaabada soo dhaweeynta RW Kheyre oo ka socota Guraceel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Degmada Guraceel ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa socdaalka uu ku tegayo Guraceel ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale oo ka tirsan Ilaaladiisa gaarka ah,waxaana la filayaa in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Degmada Guraceel ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa socdaalka uu ku tegayo Guraceel ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale oo ka tirsan Ilaaladiisa gaarka ah,waxaana la filayaa in halkaasi ay gaaraan gelinkii dambe ee Maanta.

- Advertisement -

Degmada Guraceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa gaaray wafdi horudhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha,isla markaana waxaa haatan degmadaas ka socota Qabanqaabada soo dhaweeyntiisa.

Ammaanka Guud ee Degmada ayaa Maanta si aad ah loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ilaalada gaarka ah ee Xasan Cali Kheyre iyo Ciidanka dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaare oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa uu safaro kala duwan oo dhanka dhulka ah uu ku tegay deegaanada Cadaado,Caabudwaaq,Xeerale iyo deegaanka Huurshe,isagoo dhammaan dadka ku dhaqan deegaanadaas ka hadlay sidii loo dhisi lahaa Galmudug Mideysan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts