HomeWararSawirro:-Shaqaale Ajaanib ah oo lagu weeraray Berbera

Sawirro:-Shaqaale Ajaanib ah oo lagu weeraray Berbera

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Dekedda Magaalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu ka dhacay weerar khasaaro geystay . Weerarka ayaa waxaa la sheegay in lagu qaaday Shaqaalaha Ajaanibta ee ka xoogsata Dekadda Berbera,isla markaana waxaa geystay Shaqaalaha muruq maalka ee isla halkaas ka shaqeeya. Sababta ay muruq […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Dekedda Magaalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay uu ka dhacay weerar khasaaro geystay .

Weerarka ayaa waxaa la sheegay in lagu qaaday Shaqaalaha Ajaanibta ee ka xoogsata Dekadda Berbera,isla markaana waxaa geystay Shaqaalaha muruq maalka ee isla halkaas ka shaqeeya.

- Advertisement -

Sababta ay muruq maalka u weerareen Shaqaalaha Ajaanibta ah ayaa waxaa ay ku sheegeen inay tahay,kadib markii ay ka xoogeen shaqadoodii,waxaana ay sheegeen in aysan dooneyn in shaqo ay qaban karaan loo dhiibo dad Ajaanib ah.

Ugu yaraa 5 ruux oo oo kamid ahaa Shaqaalaha Ajaanibta ee ka xoogsata Dekadda Berbera ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen weerarka,isla markaana waxaa la dhigay Isbitaalka ku yaalla halkaasi si xaaladooda Caafimaad loo dabiibo.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in la xabsiga la dhigay xubno ka tirsan dadkii muruq maalka ahaa ee weerarka ku qaaday Shaqaalaha Ajaanibta,waxaana xiray Ciidanka Booliska Soomaaliland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories