HomeWararMadaxtooyadda Somalia oo ka hadashay Geerida Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur

Madaxtooyadda Somalia oo ka hadashay Geerida Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur oo geeriyooday. Agaasime C/nuur ayaa tacsida la wadaagay Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, Bahda cadaaladda Puntland, iyo si gaar ah qoyskii uu ka baxay Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur. “Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur oo geeriyooday.

Agaasime C/nuur ayaa tacsida la wadaagay Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, Bahda cadaaladda Puntland, iyo si gaar ah qoyskii uu ka baxay Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur.

- Advertisement -

“Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi u direysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan bahda Garsoorka Dowlad Goboleed Puntland iyo qoyskiisaba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee Puntland Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur.

Marxuumku wuxuu ahaa shakhsi dadkiisa u adeegay, udub dhexaadna u ahaa hay’adaha caddaaladda iyo garsoorka ee Puntland. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo. Aamiin”.

Sidaasi waxaa yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts