HomeCaalamkaDEG DEG:-Ninkii ka dambeeyay Afgambigii fashilmay ee G/Amxaarada Itoobiya oo la toogtay

DEG DEG:-Ninkii ka dambeeyay Afgambigii fashilmay ee G/Amxaarada Itoobiya oo la toogtay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Ciidamada Ammaanka dalka Itoobiya ay toogasho ku dileen Ninkii ka dambeeyay isku daygii afgambi fashilmay ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Ninkaas oo lagu magacaabo Jenaraal Asaminew Tsige ayaa waxaa raadinayay Ciidamada Itoobiya tan iyo maalintii sabtida aheyd ee uu dhacay afgambigii fashilmay. Isku […]

- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Ciidamada Ammaanka dalka Itoobiya ay toogasho ku dileen Ninkii ka dambeeyay isku daygii afgambi fashilmay ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

Ninkaas oo lagu magacaabo Jenaraal Asaminew Tsige ayaa waxaa raadinayay Ciidamada Itoobiya tan iyo maalintii sabtida aheyd ee uu dhacay afgambigii fashilmay.

- Advertisement -

Isku daygii afgambigii fashilmay ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu dilay Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Seare Mekonnen iyo Madaxweynihii Maamul-gobaleedka Amxaaradda, Ambajew Mekonnen iyo La-taliyihiisii oo la oran jirey Ezez Wasiye.

Tan iyo markii uu Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed talada la wareegay sannadkii hore waxa uu isku hawlay sidii uu Isbedel Siyaasadeed ugu samayn lahaa dalkaasi oo ay ku nool yihiin 100 million oo qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories