HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo codkiisa ka dhiibtay doorasho ku-celis ah

Madaxweyne Erdogan oo codkiisa ka dhiibtay doorasho ku-celis ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo ay wehliso Xaaskiisa waxa uu maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashadda Ku-celiska ee Duqa magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbul. Doorashadaasi oo maanta bilaabantay waxaa la filayaa inay in ka badan 10.5 million oo qof  codkooda ka dhiibtaan Doorashadaasi ku-celiska ah. Madaxweyne Erdogan waxa uu tilmaamay inay dadka Reer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo ay wehliso Xaaskiisa waxa uu maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashadda Ku-celiska ee Duqa magaalladda Labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbul.

Doorashadaasi oo maanta bilaabantay waxaa la filayaa inay in ka badan 10.5 million oo qof  codkooda ka dhiibtaan Doorashadaasi ku-celiska ah.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan waxa uu tilmaamay inay dadka Reer Istanbul samayn doonaan Doorashadda ugu wanaagsan ee magaalladooda.

Doorashadaasi waxay bilaabantay 8-dii aroornimo ee saakayto xilliga Turkiga, iyadoo 31,242 sanaadiiqda Cod-bixinta la dhigay 39 Degmo ee Istanbul.

Murashax Binali Yildirim oo ka socda Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta ee PK Party ee haya talada dalka Turkiga  iyo Murashaxa Ekram Imamoglu oo ka socda Xisbiga Mucaaradka ee Jamhuuriga ee (CPH) ayaa u tartama Doorashada Ku-celiska ee Maayarka magaalladda Istanbul.

- Advertisement -

Doorashadii hore ee loogu tartamayey Duqa magaalladaasi oo la qabtay bishii Maarso 31-dii ee sannadkan ayaa waxaa Kansal-gareeyey Golaha Sare ee Doorashooyinka ee dalkaasi.

Duqa cusub ee maanta la dooran doono waxa uu xilka Maayarka Istanbul hayn doonaa shanta sanno ee soo socota.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts