HomeCaalamka13 Maleeshiyo oo ay ku jireen Ajaanib oo lagu dilay Duqeyn ka...

13 Maleeshiyo oo ay ku jireen Ajaanib oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Afganistan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Milliteriga dalkaasi waxay sheegeen in duqeyn diyaaradeed lagu dilay 13 Maleeshiyo oo gacan-saar la leh Ururka Daalibaan, oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Caaqil Degmo iyo 2 Dagaalyahano shisheeye ah.

Duqeyntaas ayaa la sheegay inuu xalay ka dhacay Degmadda Pasthunkot  ee Gobalka Faryab ee Waqqoyiga dalkaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka Milliteriga Afganistan ee Gobalka Waqooyiga, Maxamed Xanif Resaay oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa xaqiijiyey inuu dhacay weerarkaasi, inkastoo uusan shaacinin dalalka ay ka soo kala jeedaan Dagaalyahanadda shisheeyaha ee lagu dilay duqeyntaas.

Afhayeenka waxa uu  tilmaamay inay sii wadi doonaan inay beegsadaan goobaha ay Maleeshiyadda Daalibaan ku dhuumaalaystaan.

Dhinaca kale, Ururka Daalibaan weli kam aysan hadlin duqeynta lagu dilay xubno ka tirsan Kooxdooda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories